Secureware waa shirkad ka ganacsata ammaan-ka Internet-ka oo aasaaskeedu yahay wadanka Faransiiska, xafiisyana ku leh jasiiradda ku taala badweynta Hindiya ee Murushis.
Waxaanu bixinnaa adeegyo la talineed iyo isku xidhka aaladaha tegnoolajiga ee suuqyada Yurub iyo Africa.

 

Waxanu Qabano

Isku-xidhka shabakadaha

Waxanu diyaarinaa xalal kala duwan oo kor u qaadaya ammaanka, yareynta khataraha iyo kor-u-qaadista waxtarka aaladaha teknoolajiyadeed.

La talin

Waxanu kaa caawin karnaa diyaarinta iyo horumarinta qaab-dhismeedka shabakadaada.

Mashaariicda waaweyn, waxanu kuu qoreynaa baahiyaha farsamo, waxana aanu kaa dhimaynaa kharashaadka iyo yareynta dib-u-dhacyada fulinta mashruuca.

Waxanu aaminsanahay in IT-ga ay fure u noqoto kor-u-qaadista tayada waxqabad iyo yareynta kharashaadka.

Qodobada ugu waaweyn ee isbeddelkaasi dhalin kara waxa ka mid ah teknoolajiyadaha casrigaah ee ka faa’iidaysiga khayraadka kuwo la isku raro iyo kuwo la wada isticmaalo.

Tabobarka

Waxanu bixinaa tababaro haysta kalsoonida kuuliyadaha leh qalab-ka iyo agabka ay macaamiishayadu rabaan in ay rakibtaan.

Waxanu tabobaradaasi ku qabankarnaa xaruntayada Magaalada Paris, ama goobtaada shaqo.

 

Waxanu gacan-saar leenahay shirkadaha hormuudka ah, sida:

 Check Point Software

 Palo Alto Networks

 Fortinet.

 Cisco

 VMware

 Nutanix

 

 

 Kaspersky

 Eset

 Symantec

 Infoblox

 Silver Peak

Waxa kale oo aanu si firfircoon uga shaqeynaa mowduucyadan:
  •          Endpoint (desktop/smartphone) protection
  •          SIEM (Security Information and Event Management)
  •          Wi-Fi deployment

Waxaanu in muddo dhowr sannadood ah ka shaqeynaynay deegaanada Soomaalida, gaar ahaan Somaliland iyo Puntland. Waxaanu kugu soo dhoweynaynaa in aad nagu so booqato Djibouti ama Hargeisa oo aanu kaga wada hadli karno mashaariicdaada.